DAAWO SAWIRADA:- Hiba Nuura iyo Cali Dhaanto oo caawa ruxay xafladdii caleema saarka ee Garoowe

DAAWO SAWIRADA:- Hiba Nuura iyo Cali Dhaanto oo caawa ruxay xafladdii caleema saarka ee Garoowe

daajis.com:-Fanaaniinta Caanka ee kala ah Hiba Nuura Iyo Ali Dhaanta ayaa Caawa si weyn u ruxay Xafladii Caleema Saarka aheyd ee ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntlad.

Xaflada waxaa goob joog ahaa Wafuud heer caalami ah oo ka qeyb galayay Munaasabada iyo Madax ka tirsan Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Dowlada Somalia.
Madaxdii ka qeyb galayay Munaasabada ayaa mar qura isla kacay markii goobta laga qaaday heeso dhiiga kiciyay oo isugu jiray Wadani iyo Dhaanto.

Dhanka kale Shacabka reer Puntland ayaa si weyn ugu dabaal dagay Munaasabada Caawa ayagoo la damaashaaday Fanaaniinta caanka ah ee ka qeyb galayay munaasabada ee kala ah Hiba Nuura iyo Ali Dhaanto.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada