DAAWO VIDEO: Sidaan ma ku ogeyd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport?

DAAWO VIDEO: Sidaan ma ku ogeyd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport?

daajis.com:-Garoonka weyn ee Aadan Adde Airport ee ku yaalo Bartamaha magaalo madaxda Muqdisho ayaa waxaa lagu soo kordhiyay horumar dhan walba ah ee maku ogeyd sidaan.

Aqristoow hadii aad aragto waxaa hubaal ah in aad qiiroon doonto oo aad la ilmeyn doonto sida uu noqday Garoonka aadan Adde oo dib u dhis xoogan lagu wado ee nala daawo muuqaalkani.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada