Video:- Cadde Muuse oo afka furtey dad badan qosol ka dhameeyay…

Video:- Cadde Muuse oo afka furtey dad badan qosol ka dhameeyay…

daajis.com:-Jen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) oo Puntland madaxweyne kasoo noqday intii u dhexeysey [ 2005 –2009] ayaa isna hadal kooban ka jeediyey munaasabadda caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland.

Cadde wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka in ay yareyso faragelinta ay ku hayso maamulka Puntland, isagoo xusay in dowladda federaalku ay marar badan is hor-taagtay mashaariic waaweyn oo Puntland laga fulin lahaa gaar ahaan mashaariicdii shidaal-baarista.

Jeneraalka oo hadalkiisu kaftan u badnaa ayaa dhanka kale sheegay in dadka reer Puntland ay yihiin dad jecel midnimada iyo wada-jirka umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, ayna mudan yihiin in taas lagu tix geliyo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada