jay Z iyo Pharrell ayaa abaalmarinta Grammy ugu cadcad.

jay Z iyo Pharrell ayaa abaalmarinta Grammy ugu cadcad.

daajis.com:-labada heesaa ee caanka ah una dhalatay Mareykanka  ee jay z iyo Pharrell Williams ayaa  hogaanka u hayaan magacaabista  abaalmarinta sare ee muusigga ee Grammy  loo loo yaqaano waxaana ay labadaan Jilaa oo horey u helay abaalmarintaan ay haatan afka kaga jiraan heesaayasha ugu cad cad ee ugu helista badan abaalmarintan oo la bixinayo habeen dambe.


Jay Z iyo Pharrell ayaa heesahooda waxey fiidda sare ka istaageen qiimeynta iyo iibsashda heesaha sanadkii tagay ee 2013 kaaso lagu qiimeynayo fanaaniintii ayagu u shidnaa sadadkaas.

Ka sokoow Jay Z iyo Pharrell ayaa waxaa soo daba socda ayagana oo abaalmarinta u sharaxan heesaayasha kala ah Lamar, Drake, Justin timberlake iyo kuwa kale oo badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada