Shakira: Sidaan Hooyo u noqday waan ka gaabiyay fanka.

Shakira: Sidaan Hooyo u noqday waan ka gaabiyay fanka.

daajis.com:-Fanaanadda Shakira ee  reer Kolombia ee caanka ah  ayaa waxey sanadkii hor waxaa la ogsoon yahay in ay wiil u dashay ciyaaryahanka kooxda Bercelona Gerard Pique, waxaana ay 



hooyo u noqotay wiilkeeda hal jirka ah haatan ee Milan lagu magacaabo  Hadaba  saxaafadda waxey wax ka weydiisay sida ay u dareemeyso hooyonimada, Waxana ay Shakira tiri waa nolol ka duwan markii aan kaligey ahaa hadda waxaa i saaran mas'uuliyad waxaana had iyo jiraa ka fekeraa mustaqbalka wiilkeyga iyo beri waxuu noqon lahaa halka aan xiliyadii hore kaliya xoogga saari jiray shaqada fanka iyo muusigga  hadda Hooyo ayaan noqday wiilkeyga ayaa wax walba ii noqday ayay tiri Shakira.

Shakira ayaa waxey soo waddaa album cusub haatan waxuuna soo baxayaa bisha maarso 25 teeda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada