DAAWO qaabka ay u socdaan wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

DAAWO qaabka ay u socdaan wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

daajis.com:-Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa shalay ka furmay wareeg kale oo wadahadallo oo u dhexeeya dawladda Soomaliya iyo maamulka Somaliland. Wadahadalladan ayaa la sheegay inay kasoo bixi karto khariirad loo raaco xal ugu dambayn laga gaaro qodobada xasaasiga.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed oo hoggaaminaya ergada dawladda Soomaaliya, ayaa Saxaafada u sheegay in wadahadalladan ay jawi fiican ku furmeen, isagoo sheegay inay kuwii hore ka duwanaan doonaan.

Hadaba aqristayaasheena sharafta lahoow, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineeynaa Sawirada wadahadalada labada dhinac oo hada jawi wanaagsan ku socda..

Halkaan ka daawo sawirada:











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada