Daawo:-Qoys sheegay in gurigooda uu xoog ku heysto Gen. Gaafow “Muqaal Murugo Xambaarsan

Daawo:-Qoys sheegay in gurigooda uu xoog ku heysto Gen. Gaafow “Muqaal Murugo Xambaarsan

daajis.com:-Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Gen C/llaahi Gaafow ayaa lagu eedeeyay inuu xoog ku haysto Guri ay leedahay Gabar Soomaaliyed oo caruur u dhashay nin Talyaani ah oo diinta Muslimka haysta Sida lagu cadeeyay Muuqaalkan.

Sida lagu sheegay Muuqaal ay soo duubtay Gabadha Guriga iska leh Ifraax waxaa laga dheehan karaa murugo iyo calool xumo in qof sheeganaya Mas’uul Soomaaliyed xoog ku haysto Guri dad soomaaliyed leeyihiin isagoo Waa Gaafow u adeegsaday awooda uu hadda ku leeyahay dowlada dhexdeeda.
Ma ahan markii ugu horaysay Gen.  Gaafow oo xoog ku haysta guryo tira ahaan la sheego inay Lix gurri gaarayaan ayaa Laba sano ka hor laga saaray Gurri ay leeyihiin dad Soomaaliyeed oo ay daganayeen qoyskiisa. hoos ka daawo muqalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada