Daawo:- Rihanna iyo Shakira oo hal hees soo wada qaadaya.

Daawo:- Rihanna iyo Shakira oo hal hees soo wada qaadaya.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Rihanna ayaa sheegtay in dhigida reer Colombia Shakira ay ku kulmayaan hal hees oo lagu magacaabo "“Can’t Remember to Forget You”

Rihanna ayaa sidoo kale qeexday in heestaan ay kusoo bixi doonto sibuuc gudihiis sida ay hadalka u dhigtay, Shakira ayaana la qaadi doonta.

Shakira iyo Rihanna ayaa ah labo fanaan oo si aada oo jecelyahay, eyadoo la saadaalinayo in heestaani noqo dooonto mid laga helo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada