Daawo Sawirada:- 300 oo Falastiiniyiin ah oo Halmar Guur wadajir ah samaystay

Daawo Sawirada:- 300 oo Falastiiniyiin ah oo Halmar Guur wadajir ah samaystay

daajis.com:-In kabadan 300 oo Falastiiniiyiin ah, ayaa daanta Galbeed ku samaystay 2 Xafladood oo waaweyn oo Guur Ah.

Doowlada Falastiin, ayaa 1.5 Million oo Dollar ku bixisay Aroos wadareedkaan.

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas, ayaa ka soo qeyb galay Aroos wadareedka 218 oo ka dhacay Xaafada Ariixa ee Daanta Galbeed.


Madaxweyne Cabaas, ayaa sheegay in Doowladiisa ay u qoondeeysay 1.5 Million oo Dollar, halka Caruuskii walbana ay kusoo aadeyso 4,000$.

Doowlada Cabaas, ayaa xaqiijisay in dhamaan wixii agab iyo Raashin ah ay kaafalo qaadeyso.

Dhinaca Gazza oo ay maamulaan kooxda Xamaaz, ayaa iyana waxaa ka dhacay Aroos wadareedka 80 qof.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada