Rekha oo ogolaatay iney wax ka jisho filimka Fitoor.

Rekha oo ogolaatay iney wax ka jisho filimka Fitoor.

daajis.com:-Aktarka da'da yar ee Bollywoodka  Abhishek Kapoor ayaa soo wada filim cinwaankiisu yahay 'Fitoor", waxa uu ku fikirayay Abhishek in Sridevi qeyb ka noqoto filimkaan laakiin waa diiday sababo aysan sheegin dartood.


Booska Sridevi ka cudur daaratay waxa u buuxisay Abhishek atariishad magaca dheer ee Resha, oo qalinka ku duugtay iney wax ka jileyso filimkaan. 

Aktarka da'da yar ee Bollywoodka  Abhishek Kapoor ayaa soo wada filim cinwaankiisu yahay 'Fitoor", waxa uu ku fikirayay Abhishek in Sridevi qeyb ka noqoto filimkaan laakiin waa diiday sababo aysan sheegin dartood.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada