DAAWO SAWIRADA:- AMISOM oo deeq computero ah ku wareejisay baarlamaanka Soomaaliya

DAAWO SAWIRADA:- AMISOM oo deeq computero ah ku wareejisay baarlamaanka Soomaaliya

daajis.com:-Madaxa AMISOM ee Soomaaliya Mahmet Annadif ayaa deeq computero ah waxa uu ku wareejiyay baarlamaanka Soomaaliya, qalabkaas oo looga adeegi doono howlaha baarlamaanka.

Xildhibaanad Fowziya Maxamed oo baarlamaanka Soomaaliya mataleysay ayaa qalabkan lagu wareejiyay, waxaana kulanku ka dhacay xafiiska madaxa AMISOM ee Muqdisho.

Deeqdan ayaa qeyb ka ah deeqo isdabajoog ah oo uu baarlamaanka soomaaliya ka helayo hey`adaha deeqbixiyayaasha ee daneeya arrimaha Soomaaliya.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada