Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay ku biirista ciidamada Itoobiya ee AMISOM

Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay ku biirista ciidamada Itoobiya ee AMISOM

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo ku biirista ay ciidanka Ethiopia ku biireen howgalka ciidamada Midowga African ee AMISOM.

Madaxweyna Xasan ayaa sheegay in awalba ciidanka Ethiopia ay gudaha Somalia ku sugnaayeen, balse haatan ay haystaan oggolaansho ka yimid Qaramada Midoobay, oo u saamaxaya inay ka mid noqdaan AMISOM, kana hoos shaqeeyaan taliska AMISOM.

DAAWO VIDEO:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada