Justin Biber oo xabsiga loo taxaabay - Maxey tahay sababta ? Aqriso

Justin Biber oo xabsiga loo taxaabay - Maxey tahay sababta ? Aqriso

daajis.com:-Heesaaga da'da yar ee caanka ah ee justin Bieber ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu qabtay daroogo iyo gaari uu wadayay asigoo cabsan oo daroogesan walina aanan wadan leysan sax ah ,  Justin Beiber  ayaa waxa ay qabashidisa kadib isku dhaceen Booliska Miami oo istaajiyay asigoo u hogaansami waayay amarkoda waxuuna u isticmaalay inuu booliiska kula hadlo erayo ciyaal suuqnimo ah oo aflagaado ah waxaana ay markiiba u kaxeeyeen xabsiga.

Justin Bieber oo 19 jir ah ayaa maalmahan faraha kula jiro daroogo iyo xashiish iyo waliba waxyaabo jabinayo shaqciga waxaana tani ka niyad jabay taageeraasha Beiber oo  u badan da'yar iyadoo la sheegay inuu caruurta iyo barbaarta ku daysada ama jecel heesahiisa uu ku yahay qatar ku hogaamin kara wadada xun maadaama uu asigoo yar markuu caan noqday faraha la galay waxyaabahan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada