DAAWO SAWIRRO: Qeybo kale oo ka mid ah isbitaalka casriga loo dhisay Digfeer ee Muqdisho

DAAWO SAWIRRO: Qeybo kale oo ka mid ah isbitaalka casriga loo dhisay Digfeer ee Muqdisho

daajis.com:-Waxaa halkaan idin soo gudbineynaa Qeyb kale oo ka mid ah Dhismaha Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo lagu sameeyay dib u dhis iyo qalabeyn casri ah, iyadoo waayihii ugu danbeeyay dowladda Turkiga ay ku mashquulsaneyd horumarinta isbitaalkaasi.

Aqristoow hadii aa daawato mar qura waxaa is badalaya Dareenkaada adigoo durbaba qiiro & ilmo ay indhahaada mar qura ku soo istaagayaan ee nala daawo sawirada.
















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada