Daawo Yaabkaan :- Qaxooti sharciga & Aqoonsiga loo diiday oo afka cirbad iskaga tolay , Dalkee u dhasheen

Daawo Yaabkaan :- Qaxooti sharciga & Aqoonsiga loo diiday oo afka cirbad iskaga tolay , Dalkee u dhasheen

daajis.com:-Waxaa markii ugu horeeysay taariikhda dalalka Yurub lagu arkay qaxooti Sharciga lagu adkeeyay loona sheegay in dalalkooda loo celinayo oo si cajiib ah afka iyo bushimaha iskaga tolay si aan loo wareesan ama dib loogu celin dalkii ay markii hore ka soo haajireen. 


Qaxootigaan oo ku sugan magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga ayaa waxaa loogu hanjabay in la celin doono oo waliba loo diiday in la aqoonsado ama ay sii joogaan gudaha dalka Talyaaniga waxeeyna u dhasheen ama ka yimaadeen dalka Marooko. 

Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Qaarada Yurub ayaa iminka noqotay Qaxootigaan oo la hakiyay in dib loogu celiyo dalalkii ay ka yimaadeen maadaama xiligii la wareesan lahaa ay afka ceengari iyo cirbad iskaga toleen kuwaas oo ay ka muuqatay baahi daran iyo murugo . 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada