Daawo Video: FARXIYA Kabayare oo Ka Tumaysa NAIROBI & Fariinta Bandhiga

Daawo Video: FARXIYA Kabayare oo Ka Tumaysa NAIROBI & Fariinta Bandhiga

daajis.com:-Fanaanada wayn ee  Laga Dabacay Farxiya Kabayare oo Dhowaan soo gaadhay Magaalada Nariobi Ayaa Fariin Udirtay Dhamaan Bulshada Soomaliyeed ee ku Dhaqan Nairobi gaar ahaan Inta Xiisaysa Fanka.

Waxay Sheegtay Xiliga Ay Dhowaan Wacdaro Iyo Bandhig Faneed ku Qaban Doonto  Magaalada Nairbo Kaaasi Oo Ay Ugu Magac Dartay  KABAYARE & KENYA.
Daawasho Haboon Si Aad Ugu Ogaato Waxyaabaha Uqorshaysan Iyo waliba Xiliga Ay Qaban Doonto Bandhig Faneedka Fariinteeda.


HALKAN KA  DAAWO VIDEO


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada