DAAWO VIDEO:- GABADHA WARIYAHA AH EE SHUKRI SHARAF OO SU’AAL JACEYL AH OO AAD U XIISO BADAN U HOOS GELISAY WARIYE LIVE U DAADIHINAYEY BARAAMIJ MAXA DHACAY KA DIB?

DAAWO VIDEO:- GABADHA WARIYAHA AH EE SHUKRI SHARAF OO SU’AAL JACEYL AH OO AAD U XIISO BADAN U HOOS GELISAY WARIYE LIVE U DAADIHINAYEY BARAAMIJ MAXA DHACAY KA DIB?

daajis.com:-Maxamed Saciid Asxaaf oo ka mid ah wariyasha dhalin yarada ah hadana ka mid ah wariyasha ugu firfircoon Soomaaliya ayaa loo hoos geliyey Su’aal aanan marnaba uusan filanaynin iyadoo gabadha la daadiinaysa ay dhulka u dhigtay Su’aal aad u xiiso badan oo dad badan ay la dhaceen isla markaana ku qancay xiliga lagu soo aadiyey.

Wariyahani ayaa qaab cajiib ah markii danbe u sharxay isagoo soo qaatay tusaalooyin muhiim ah isla markaana sheegay waxyaabaha uu neceb yahay iyo sababta.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada