DHAGEYSO WAREYSI:- Soomaali gawaari looga reebtay xuduuda S/Sudan iyo Itoobiya

DHAGEYSO WAREYSI:- Soomaali gawaari looga reebtay xuduuda S/Sudan iyo Itoobiya

daajis.com:-In ka badan 40 qof oo Soomaali ah oo u badan dadka gaadiidlayda ah ayaa ku xaniban xuduuda dalalka Itoobiya iyo Koonfurta Sudan. 

Dadkan oo u badan rag ayaa sheegay in gaadiidkoodii looga reebtey dhinaca gudaha Koonfurta Sudan oo loo diidey inay kala gudbaan xadka Itoobiya, inkastoo iyaga loo oggolaaday inay u gudbaan dhinaca Itoobiya.  Waxay sheegeen in lagala hadhay ilaa 24 babauur oo iskugu jira baabuurta waaweyn ee tareellayaasha iyo kuwa iska-rogada ah.

Wareysiyo aan la yeelanay qaar ka mid ah Soomaalidaas halka hoose ka dhageyso:





VOA-somali
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada