DAAWO VIDEO:- HODAN CABDIRAXMAAN OO KA JAWAABTAY HEESTII IIDLE , BAAQNA U DIRTAY FANAANIINRA REER NEIROBI

DAAWO VIDEO:- HODAN CABDIRAXMAAN OO KA JAWAABTAY HEESTII IIDLE , BAAQNA U DIRTAY FANAANIINRA REER NEIROBI

daajis.com:-Fanaanadda Hodan Cabdiraxmaan ayaa ka hadashay Heestii uu dhawaan soo qaaday Iidle yare , iyada oo sheegtay in ay Aad uga xumaatay in heestaas looga jawaabo, Miraha qaarna ay yihiin Aflagaaddo qaawan waxa ayna Fanaaniinta Reer Neirobi ugu baaqday in aaney Noqon Fadlan Lacag ku shubo.


HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA HODAN



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada