C/weli Maxamed Cali Gaas Oo Digniin Culus U jeediyay Maamulkii Ka Horeeyay Ee Faroole Uu Hogaamin Jiray .

C/weli Maxamed Cali Gaas Oo Digniin Culus U jeediyay Maamulkii Ka Horeeyay Ee Faroole Uu Hogaamin Jiray .

daajis.com:-C/weli Maxamed Cali Gaas madaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxa uu uga hadlay arimo kala duwan.
Ugu horeyn ayuu madaxweyne Gaas umahad celiyey Madaxda Somalida iyo kuwa Caalamka ee Xilka loo doortay ugu soo hambalyey isagoo sidoo kale soo saaray Digniin kusocota mas’uuliyiinta dawladii isaga xilkaan uga horeysay ee laga guleeystay. 
Sdo kale waxa uu faray dhamaan hay’adaha shaqada Puntland hayey inay sidii ay usii wadaan sida wasiirada,Agaasimeyaasha,madaxda degmooyinka iyo gobollada laakiin looga digayo inay hantida la wareegaan (jeebka ay gishtaan).
Ugu danbeeyntii dhamaan maamulkii Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole la shaqeeyey ayaa waxa digniintaan ay noqoneysaa mid dhagahooda ku dhibceysa taasi oo kasoo baxday madaxweyne C/weli Gaas.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada