Daawo Video: Reer Awdal oo ka Hadlaya Wasiirka Arimaha debeda dalka Somalia Kadib Markii “FOOSIYA Daadku Qaaday ?

Daawo Video: Reer Awdal oo ka Hadlaya Wasiirka Arimaha debeda dalka Somalia Kadib Markii “FOOSIYA Daadku Qaaday ?

daajis.com:-Shacabwaynaha Soomaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Awdal Ayaa Si Aan Laga Filayn uga Hadlay Wasiirka Cusub ee Arimaha Debeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah ee  Dawlada Soomaaliyaa Dr C/raxmaan Ducaale Bayle.

Sidoo kale Waxay Faah faahin Bulshada Soomaliyeed ka Siiyeen Shaqsiga uu yahay Dr Bayle, Inuu Matali Karo Shacabka Reer Awdal iyo Waxa uu Horay ugu Qabtay Deegaanka uu kasoo Jeedo?.

Ugu Danbaynta Ayaa Shacabka Reer Awdal oo Siwayn Siyaasada Dalka ula Socda Waxay ka hadlayaan Arimo Badan oo Quseeya Dalka Soomaliya, Waxayna Fariin Gaar ah Udireen Rw C/wali Sheekh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada