DAAWO VIDEO:- Tarsan oo ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah

DAAWO VIDEO:- Tarsan oo ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah

daajis.com:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mahamud Ahmed Nuur (TARSAN) ayaa si kulul uga hadlay arimo badan oo caqabado ku ah Horumarka Gobolka banaadir iyo Dhibaatada heysata Dadka Soomaaliyeed ee ah 4.5 in Qabiil wax lagu qeybsado. 

Mudane Tarsan waxuu ka hadlayaa arimo badan oo ku wajahan madaxda Dalka Iyo Shacabka Soomaliyeed ee nala daawo waxyaabaha uu ka hadlaya.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada