Deepika Padukone oo beenisay in wax xariir ah kala dhaxeeyo Ranbir Kapoor.

Deepika Padukone oo beenisay in wax xariir ah kala dhaxeeyo Ranbir Kapoor.

daajis.com:-Atariishada Bollywoodka Hindiya Deepika Padukone ayaa ka horttamid hadal mudooyinkaa la isla dhaxmarayay oo la xariiray in uu jiro xariir ka dhaxeeya Deepika Padukone iyo Ranbiir Kapoor.

Waxa ay sheegtay in hadalkaa uu yahay mid waxba kama jiraan ah waxa ayna sheegtay in ugu yeerayso dadka hadalada nuucaas ah baahinaya iska hubiyaan wararkooda oo xaqiiqda ku saleeyaan.

Deepika waxa ay meesha ka saartay haba yaraatee in aysan wax lug ah ku lahayn eedaymaha la xariira in Katrina Kaif ka dul qaaday hadaladaa waxa ay ku macnaysay kuwa la doonayo in dad heshiis ah colaad looga dhax abuuro.
Hadalkaan ayaa imaanaya xili khilaaf xoogan ka dhax aloosan yahay Labada laamane ee Katarina Kaif iyo Ranbir kapoor oo labaduba si xoog ah iskugu dhacsan kuwaas aan heshiis ahayn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada