Daawo :- Mu'adim araga la oo Mareykanka ka tegay kaligiis, isagoo Muqdisho kasoo guursaday Gabar

Daawo :- Mu'adim araga la oo Mareykanka ka tegay kaligiis, isagoo Muqdisho kasoo guursaday Gabar

daajis.com:-Cumar Cali Nuur wuxuu degan yahay magaalada Minneapolis waana nin indhaha la. Inkastoo uusan Cumar indha lahayn haddana waa nin isku filan oo wax walba qabsada.

Qaabka wax loo baro dadka indhaha la ee degan Mareykanka ayaa keentay in ay isku filnaadaan. Cumar kaligiis ayaa degan, cunto karsada, iskoolkii sare dhameeyay meel walbana mara, hadda waa mu'dimka Masjidka Karmel.

Cumar wuxuu ka sheekeeyay arin xanuun badan, oo ah in gabdhii uu qabay 20 sano ka hor ugu tagtay indho la'aan markuu Mareykanka tegayna dib u soo raadisay, iyadoo dooneysay iney isku noqdaan, balse uu diiday.

Wuxuu kaligiis ka duulay magaalada Minneapolis wuxuuna ka degay garoonka magaalada Muqdisho. Waa ku soo aqal galay wuxuuna dib ugu soo laabtay Minneapolis isaga oo aanan lala socon.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada