Daawo sawiro layaab leh:- Haweeyeneyda ugu da' weyn dunida ee Facebook isticmaala.

Daawo sawiro layaab leh:- Haweeyeneyda ugu da' weyn dunida ee Facebook isticmaala.

daajis.com:-Haweeney lagu magacaabo  Edythe Kirchmaier oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa noqotay shaqsiga ugu cimriga ama da' weyn ee isticmaala Facebook , Haweeneydan ayaa ah 106 sano jir  maalin walba ku waalan isticmaalka bogga iyadoo sheegtay in ay noolaan karin internet la'aan oo ay aad u jeceshahay madadaalada boggaan Facebook oo ay ku leedahay asxaab badan.

Waxaa haweeneneydan Boggeeda la socda ilaa 150  kun oo qofood iyadoo maalin walbana sameyso update , waxaana ay sheegtay in ay kumbuyuutarkii u horeeyay nolosheeda isticmaashay iyadoo 95 sano jir ah. Haatan waxey Facebook ka gadaal isticmaashaa dhamaan aaladaha casriga sida IPAD, iyo taleefanada smartphoneska.
Edythe ayaa xaalada caafimaad aad u wanagsantahay iyadoo gacanteeda ku wadato gaarigeeda yar oo ay ku marto magaalada.


Waxa ay shirkada facebook gudoonsiisay haweeneydan shahaado maadaama ay noqotay qofka ugu cimriga dheer ee bogeeeda ka diiwaan gashan isticmaalana asigoo boqol jir kor u dhaafay , Haweeneydan ayaa waxey Facebook ka haysaa howlo muhiim ah iyadoo 40 sano kku shaqeyneysay si mutawacnimo ah waxeyna dhaqaale u aruurisaa hayadaha samafalka ee gargaara dadka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada