Dhageyso: Al-shabaab oo ka hadlay falkii AMISOM ” waan u aari doona”

Dhageyso: Al-shabaab oo ka hadlay falkii AMISOM ” waan u aari doona”

daajis.com:-Kooxda Al-shabaab ayaa ka hadlay Dhacadii shalay ay Ciidamada AMISOM,Gaari ay la socdeen ay dul marsiyeen  qof shacab ah kaasi isla goobta ku dhintay.

Cali Maxamed Jabal oo al-shabab ugu qaabilsan Gobolka banaadir ayaa sheegay in ay u aari doonaan ninkaasi,islamarkaana aysan ka hari doonin ilaa inta ay gacanta ku soo dhigayaan askarigii gaariga kaxeenayay.

AMISOM ayaa war saxaafadeedka ku xusatay inay la shaqaynayaan booliska Somaaliya isla markaana natiijada soo baxda talaabo laga qaadi doono,ayna ka xunyihiin.

Sidoo kale wasaaradda arrimaha gudaha ee Somalia ayaa shilkan tacsi ka gudbisay isla markaana xustay in la baadhayo dhacdadan.

RIIX HALKAN SI AAD HOOSEEYSO





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada