DHAGEYSO:- Haweenka Garoobada ah Xaafadda Islii oo Urur samaystay ” Gabar dambe lama soo furi karo

DHAGEYSO:- Haweenka Garoobada ah Xaafadda Islii oo Urur samaystay ” Gabar dambe lama soo furi karo

daajis.com:-Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi,Caasimadda Dalka Kenya waxaa dhawaan loga dhawaaqay urur ay leeyhiin haweenka garoobada ah ama la so furay kaasi ay ugu magac darayn Single Mather gruop.

Sabaax Maxamed faarax ayaa sheegtay in Ururkooda uu taageero ka haysto hay’adaha Qaramada midoobay ee ku sugan dalka Kenya ,Balse Dowladda Soomaaliya Codsi ay u dirayn ay ka biya diiday in ay aqoonsato xaruun ay ka furtaan Magaalada Muqdisho

riix halkan ee ka dhageyso ururka gudomiyaha garoobada




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada