Faysal Cali Waraabe oo sheegay in haddii xukumada Siilaanyo isku koobto wadahadalada Somaliya, in iyaguna wadahadal la furri doonan Somaliya.

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in haddii xukumada Siilaanyo isku koobto wadahadalada Somaliya, in iyaguna wadahadal la furri doonan Somaliya.

daajis.com:-Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in haddii xukuumada Siillaanyo ay kaligeed isku koobto wadahadalada Somaliya ay la geleyso in iyaguna ay talaabo qaadi doonaan taas oo ah in iyaguna ka Xisbiyo mucaarid ahaan ay wadahadalo gaar ah la yeelan doonaan somaliya oo ku aadan Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada