Mar kale miyaa dagaal ka dhax bilowday King Khan iyo Priyanka Chopra?

Mar kale miyaa dagaal ka dhax bilowday King Khan iyo Priyanka Chopra?

daajis.com:-Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra saaxibo aad isugu fiican ayey ahaayeen mudooyinkii u dambeeyay, laakiin warar soo baxay ayaa sheegaya in mar kale dagaal k dhax bilowday.

Saaxibtinimada Shahruu iyo Priyanka waxa ay ey gaartay in xaaska Shah rukh Khan ay maseyrto, laakiin maanta waxaa muuqata in wax uun soo kala dhax galeen kadib marki Shahruu sheegay in Priyanga tahay gabar caadi ah oo kuwa kale wax dheereyn.
 


Warbaahinta ayaa bilaabay iney is barbar dhigaan labadaan xiddig, laakiin Shah RukhKhan waa ka carooday arintaas, isagoo yiri ragga ayaad igu diri jirteen ee hada mawaxaad keenteen inaad hablaha ila meel dhigtaan, eyadoo laga dareemayay King Khan in uusan ku faraxsaneyn ka sheekeynta Priyanka. 


Lama oga in dagaalka labadaan jilaa uu yahay mid siyaasadeysan ama mid caadi ah, wixii kusoo kordha kala soco daajis.com


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada