Mike Tyson: Ilaah kaliya ayaan u baahanahay nolosheyda mar walba.

Mike Tyson: Ilaah kaliya ayaan u baahanahay nolosheyda mar walba.

daajis.com:-Cayaaryahankii hore ee horyaalka aduunka ee feerka culus Mike Tyson oo la hadlayay kanaalka Fox News ayaa waxuu xusay inuu aad ugu faraxsanyahay in uu shaqsi muslim ah yahay uuna ku faanayo muslimnimadiisa. 

Tyson ayaa waxuu intaas raaciyay inuu Ilaah u baahanyahay Ilaah mooyee uusan cid kale u baahneyn. 

Tyson oo sidoo kale magaciisa Muslimka ah loogu yeero Malik Abdilaziz ayaa ah nin diintiisu aad u qiimeeyo kuna faano had iyo jeer iyadoo uu dhowr jeerna soo gutay cimrada booqasho uu ugu ambabaxay Cimro iyo Xaj. Mike Tyson ayaa diinta Islaamka ku hanuunay kuna dagay waxaana taasi daliil u ah inuu Mike cadeeyay inuu daroogada u isticmaali jiray intuusan Muslim noqon isagoo dagaalka iyo dhibtiisana ay badeyn iyadoo loo yaqaanay naaneesta ah the baddest man on the planet oo micnaheedu yahay ninka ugu xun arlada dhan. 

Hadda Tyson waxuu noqday nin guul ka gaaray aqlaaqdiisa iyo dhaqankaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada