Oprah oo iska weysay liiska magacaabista Oscar

Oprah oo iska weysay liiska magacaabista Oscar

daajis.com:-Oprah Winfrey oo ah haweeneyda Mareykanka magaca weyn ku leh shaashadaha iy aflaamta ayaa iska weysay liiska dadka loo magacaabay abaalmarinta sanadkan ee Oscar ka Hollywood.

Waxay Oprah sanadkan atriisho ka noqotay filinka lagu magacaabo The Butler oo ay wada jileen iyada iyo jilaaga madow ee horey u qaatay abaalmarinta Oscar ka ee First Whiteker, balse nasiib darro Oprah waxba loo magacaabin oo abaalmarin ah.

Dadka ayaa aad ula yaabay in Oprah oo qof dunida ka shaacbaxday aanan lagu soo darin liiska dadka jilay aflaamtii ugu wanaagsana sanadkan.


Waxaa mudan in la xuso in Barkhad Abdi oo Soomaaliya kasoo jeeda uu ka mid yahay dadka ugu horeeya sanadkan ee loo magcaabay abaalmarinta Oscar academy awards.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada