Rihanna oo walaac ku abuurtay xanuun maskaxda ah oo laga soo sheegay...

Rihanna oo walaac ku abuurtay xanuun maskaxda ah oo laga soo sheegay...

daajis.com:-Fananada caanka ah Rihanna ayaa laga soo sheegay xanuun dhanka maskaxda ah kaas oo keenay in ay ka walaacdo sida uu leeyahay wargays ka soo baxa dalka Spain waxana fanaanadaa la soo gudboonaaday xaalado murugo.

Dhaqtarkeeda gaarka ah ayaa u sheegay Rihanna in uu jiro xanuun dhanka maskaxda ah kaas oo laga yaabo in uu keeni karo halis hadii aan qaliin deg deg ah lagu samayn sida wargayska leeyahay.
Rihanna ayaa arintaa la yaab ku noqotay xili dhawaan qorshaynaysay in ay soo saarto album cusub oo aan wali soo bixin kaas oo diyaar garowgiisa ku jirtay waxaana laga yaabaa in dhawaan qaliin gali doonto.
Lama sheegin xiliga suurgalka ah ee qaliin lagu samayn doono hayeeshee waxa ay xustay in rajaynayso in caafimaadi doonto waxaana anuurahaan imaanayaan xili Rihanna lagu casuumay furitaanka Ciyaaraha aduunka ee Dalka Barziil.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada