Sawir qaade Soomaali ah oo abaalmarin la siinayo

Sawir qaade Soomaali ah oo abaalmarin la siinayo

daajis.com:-Sawir qaadi Yuusuf Jabuuti, oo ah Soomaali ku nool magaalada Muqidsho, ayaa ka mid noqday sawir qaadayaasha ugu fiicnaa sannadkii horre 2013-ka.
Ninkan ayaa ka shaqeeya magaalada Muqidsho oo ka mid ah magaalooyinka ugu khatarta badan caalamka, balse waa meel uu ka shaqeeyo.
Yuusuf ayaa u goobjoog u noqday qaraxyo iyo dhibaatooyin kale oo magaalada Muqdisho ka dhacay.
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay waddamada ugu khatarta badan caalamka oo ay ka shaqeeyaan suxufiyiinta.
Wuxuu ka mid noqday sawir qaadayaasha ugu fiicnaa sannadkii horre, sidda ay sheegtay hey’ad caalami ah oo qiimeesa sawirada ugu quruxda badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada