VIDEO: Christiano Ronaldo oo isagoo ilmeynaya aqbalay abaalmarinta laacibka adduunka

VIDEO: Christiano Ronaldo oo isagoo ilmeynaya aqbalay abaalmarinta laacibka adduunka

daajis.com:-Ciyaaryahanka Real Madrid una dhashay dalka Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta xeriirka kubadda cagta adduunka FIFA uu ku baxiyo laacibka sanadka ee loo yaqaano Ballon d'Or taasoo lagu gudoonsiiyay magaalada Zurich ee dalka Switzerland.

Ronaldo ayaa ka waxuu ka qaaday cayaaryahanadii la tartamayay ee ayagana loo soo xulay in ay u tartamaan kuwa ugu wanaagsanaa dunida sida Lionel Messi oo sanadahii lasoo dhaafay isago helayay abaalmarintan iyo waliba Frank Riberi.

Waxaa Ronaldo markii lagu dhawaaqay magaciisa inuu ku guuleystay uu markiiba jabsaday baroor iyo oohin farxadi ay ka keentay isagoo si tiiraanyo farax ah ku aqbalay abaalmarintani.


Ronaldo ayaa waxuu horey usoo watay saaxiibtiisa iyo wiilkiisa iyo waliba hooyadiis waxuuna si gooni ah ugu mahadceliyay dhamaantood iyo waliba madaxa kooxdiisa isagoo intaa ku daray in uu qoyskiisa ku noqday sidaan oo uu ayaga caawinaadooda kusoo gaaray halkaan.

HALKAN KA DAAWO RONALDO OO OOHIN JABSANAYO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada