Video Qosol leh: Eto’o oo ereyo English ah isku aaddin waayay iyo Terry oo isku dayay

Video Qosol leh: Eto’o oo ereyo English ah isku aaddin waayay iyo Terry oo isku dayay

daajis.com:-Samuel Eto’o wuxuu ahaa halyeygii xalay guusha u horseeday Chelsea, kadidb markii uu goolasha saddexleyda ah ka dhaliyay Manchester United, hase yeeshee wuxuu kari waayay inuu English ku gudbiyo dareenkiisa farxadeed.

Cayaaryahanka oo uu wehliyo John Terry ayaa waxaa cayaarta kaddib wareystay Geoff Shreeves oo Sky Sport ka tirsan, wuxuuna wariyaha Terry u wakiishay inuu u tarjumo hadallada cayaaryahanka oo Faransiis ku hadlayay.

John Terry qiyaas iyo qosol ayuu kaga baxay, waxaana wareysiga uu ahaa mid toos looga daawanayay taleefashinka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada