Daawo Video: Gabar Soomaaliyeed oo soo bandhigtay barnaamij dad badan ka fajacisay oo hormar lagu faano usoo hoysay shacabka Soomaaliyeed Muuqaal

Daawo Video: Gabar Soomaaliyeed oo soo bandhigtay barnaamij dad badan ka fajacisay oo hormar lagu faano usoo hoysay shacabka Soomaaliyeed Muuqaal

daajis.com:-IMAN Cosmetics oo ah shirkad ay asaastay Gabadha Soomaaliyeed ee Iman Mohamed Abdulmajid ayaa app ( Barnaamij) dadka ka fajacisay soo saartay

Gabadha naga dhallatay ee caanka ku ah xayeysiinta dharka ayaa waayahan si xoog ah ugu shaqeyneysay shirkad ay ku magacowday magaceeda IMAN Cosmetics oo waxyaalaha haweenku isku qurxiyo soo saarta.

Iman ayaa sanadkan cusub haweenka turukada jecel kaga farxisay app kuu dookhaya turukada wajigaga ku fiican.

Hadal heynta ugu badan ee shacabka magaalada hargeysa ayaa noqotay maanta arintan, iyadoo dadweynaha ay isweydiinayeen waxaa uu ahaa ninkan iyo sababta ku xambaartay inuu toorey ku weeraro Shiikha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada