Vidya Balan : Aniga Ayaa Ah Haweeneyda Ugu Qurxoon Dunida

Vidya Balan : Aniga Ayaa Ah Haweeneyda Ugu Qurxoon Dunida

daajis.com:-Xiddigta caanka ah ee reer Hindia ee Vidya Balan ayaa barnaamijka This Is My Story ka sheegtay in ay tahay haweeneyda ugu qurxoon dunida sida ay isu aragto .

Vidya Balan ayaa intaas sii raacisay in saaxadda cinema-da ay ku soo gashay dadaal shaqsiyaded isla markaana jirin cid ku garab gashay oo aan Alle aheyn illaa ay ka mid noqotay xiddigaha ugu caansan Bollywood-ka Waxa ay xustay Vidya Balan in markii ugu xumeyd nolosheeda ay aheyd markii soo saare filim uu ka doortay badelkeeda gabar jilaa kale aheyd taasi oo keentay in ay dareento in ay aad u fool xun tahay .Vidya Balan ayaa xustay in aayaheeda fanka Cinema-da ay ku soo gashay qaar ka mid ah xayaysiino ay sameeysay taasi oo albaabka u furtay in ay xiddigad noqoto.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada