DAAWO SAWIRADA:- Boqolaal Kun Oo Muslimiin Ah ayaa waxey ka qeyb galeen"Majmacul Islaami oo Lagu Qabtey Bangladesh" +Warbixin

DAAWO SAWIRADA:- Boqolaal Kun Oo Muslimiin Ah ayaa waxey ka qeyb galeen"Majmacul Islaami oo Lagu Qabtey Bangladesh" +Warbixin

daajis.com:-Boqolaal Kun Oo Muslimiin Ah  ayaa waxey ka qeyb galeen"Majmacul Islaami oo Lagu Qabtey Bangladesh"


Boqolaal qof ayaa waxaay isku tayayaan iney raacaan tareen, kadib markii boqolaal islaamiyiin bangladesh ah kasoo laabteen xaflada majmac islaamka oo lagu qabtey wabiga Turag iyo Tongi ee udhaw caasimada bangladesh ee Dhaka, 26 january 2014.

majmaca islaamka ayaa ah Jamaacah Tabligh, majmacaan ayaa sanad waliba laqabtaa.

kulan kaan waxaa uu ahaa kii ugu weynaa ee aduunka ee Islaamka, Sanadba sanadka kadanbeeya jamaaca Tabligh ayaa ah mid sii siyaada oo sii badada.

kulankaan waxaa laagu doceeyay Umata Islaamka inuu ilaah nabad dhax dhiga.

xitaa waxaa laga hadley arima  badan oo kamid tahay siyaasada.

kulankaan waxaa uu bilaawdey sanada 1960.











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada