WAR DEG-DEG AH: Baarlamaanka codka kalsoonida siiyay xukuumadda cusub

WAR DEG-DEG AH: Baarlamaanka codka kalsoonida siiyay xukuumadda cusub

daajis.com:-Mudanayaasha baarlamaanka ayaa daqiiqado ka hor siiyay codka kalsoonida xukuumadda uu soo dhisay r/wasare C/weli SHeekh Axmed.

Kulankan kalsoonida lagu siiyay xukuumadda ayaa waxaa shir gudoominayay gud. baarlamaanka Prof, Maxamed Cismaan Jawaari, waxaana soo xaadiray mudanayaal tiradooda gaarayaan 234.

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku dhawaaqay natiijada ayaa sheegay in 186 mudane ay ogolaatay Xukuumadda cusub, halka ay ka soo horjeesteen 46 mudane, waxaana ka aamusay hal mudane, sidaasi ayuuna ku sheegay in Xukuumaddu ay ansax tahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada