War deg deg ah:- Reer Puntland oo kasoo Horjestay C/wali Gaas & Fadeexo (Maqal)

War deg deg ah:- Reer Puntland oo kasoo Horjestay C/wali Gaas & Fadeexo (Maqal)

daajis.com:-Kadib markii Maalintii Shalay Hogaamiyaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas uu ku dhawaaqay Wasiiradiisa Ayaa waxaa Soo Baxayey Aragtiyo kala Duwan oo Laga Bixiyey Xubnahaasi.

Hadabe dadka ka soo jeeda deegaana Maamulka Puntland ayaa ku kala aragti duwan Magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee Puntland.

Aqoonyahan o ka soo jeedo deegaanada Puntland ayaa durba tilmaamay dhaliilaha ay leedahay Xukuumadan 47 Wasiir ka kooban, waxeyna ku tilmaameen mid aad u tiro badan balse aanan laheyn wax tayo ah.

HALKAN KA DHEGAYSO REER P/LAND OO QAADAY C/WALI GAAS  ?


Aqoonyahanadaasi waxaa ka mid ah Cabdisalaan Siciid Faarax Cadde, oo ka mid ah dadka la soo shaqeeyay Maamuladii soo maray deegaanada Puntland iyo Khadar Qaambi Guhaad, oo ah aqoonyahan caan ka aha deegaanda Puntland, horeyna ugu mid ahaa Maamulkii Degmada Boosaaso.

Waxay Sidoo kale Kashifeen Wasiiro Aan Jirin Meel Ay Ka Shaqaynayaan Oo Cabdi Wali Gaas uu Magacaabay, Iyagoona Sheegay Inuu Haatan Ceeb Dhex Fadhiyo (FASHIL).

Dhinaca kale Shacabka Iyo Maamulka Khaatumo Ayaa Wasiirada Gaas ku Tilmaayay Kuwa Ceel Dheer Kusii Ridaya Wada Noolaanshaha Beelaha Khaatumo & Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada