Daawo: faafaahin ku saabsan afduubkii loo geestay madaxda sare ONLF

Daawo: faafaahin ku saabsan afduubkii loo geestay madaxda sare ONLF

daajis.com:-Afduubkii loo geestay madaxda sare ONLF faafaahin arinta ku saabsan waxaa bahiyaay tvga ilaystv oo sheegay in madaxda onlf dowlada kenya ugu baaqday in la soo celiyo madaxda sare onlf arimaha wada hadalka u joogay wadanka kenya  nabad galiyadoodan dowladu damaanad qaaday.

mar wareysi bixiyaay hogaanka arimaha dibada iyo xidhiidhka calaamiga ah ee onlf Dr abdirahmaan maadeey ayuu ku sheegay fal fulaynimo ah oo wada hadalka lagu wax yeelaynayo hoos ka daawo muuqaalka


HALKAN RIIX SII DAAWO MUUQAALKA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada