DAAWO SAWIRADA:- Ururada dalka qasaya oo sawiro cajiib ah laga sameeyay

DAAWO SAWIRADA:- Ururada dalka qasaya oo sawiro cajiib ah laga sameeyay

daajis.com:-Kaartooniistaha Amin Caamiir ayaa soo bandhigay sawir uu kaga hadlayo waxyaabaha ay adeegsadaan Ururka Al-Shabaab iyo Ururka Damul-Jadiid oo dhawaan kusoo biiray Siyaasada Dalka Soomaaliya.

Sawirka ayaa muujinaya in Al-Shabaab Hoobiyayaasaha ay ridayaan ay u adeegsadaan Caruurta halka Ururka Damul Jadiidna Hoobiyayaashiisa ay ridayaan ay yihiin Lacag Dollar ah ayna u adeegsadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada