Ajay Devgn, Hrithik Roshan, Shahrukh Khan, Aamir Khan oo u sharaxan abaal marinta Golden Kela Award..

Ajay Devgn, Hrithik Roshan, Shahrukh Khan, Aamir Khan oo u sharaxan abaal marinta Golden Kela Award..

daajis.com:-Khabiirada Bollywoodka ugu caansan ee kala ah Ajay Devgn, Hrithik Roshan, Shahrukh Khan, Aamir Khan ayaa isku soo taagay abaal marinta sanadlaha ah ee Golden Kela Award oo lagu wado in dhawaan la bixiyo.

Actaradaa ayaa dhamaantood doonaya in guul soo hoyaan waxaana ugu cad cad labada actar waaya arag ah Ajay Devgan iyo sharukhan hayeeshee marka la fiiriyo actarada kale ayaa iyana dareenkooda sareeyaa. 


Actarka Ajay Devgan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in ka mid noqdo actarada aadka loogu saadaalinayo abaal marintaa waxaa uuna sheegay in rajaynayo in guul soo hooyn doono.
Ajay Devgan ayaa ka mid ah actarad ugu caansan Bollywoodka waxa uuna kaalin muuqata ka qaatay sidii loo soo saari lahaa aflaan soo jiidasho leh una mutaysan lahaa tageerayaal caalamiya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada