Aqriso Liiska:- Zlatan Ibrahimovic Oo Hogaaminaya Ciyaartoyda Ugu Mushaarka Badan Adduunka

Aqriso Liiska:- Zlatan Ibrahimovic Oo Hogaaminaya Ciyaartoyda Ugu Mushaarka Badan Adduunka

daajis.com:-Wargayska El Mundo Deportivo ayaa shaaciyay ciyaartoyda ugu mushaarka badan adduunka gaar ahaan kubada cagta, liiskaan lasoo saaray waxaa hugaanka u haaya laacib ka ree Sweden Zlatan Ibrahimovic kaas oo noqday laacib ka ugu mushaarka badan laacibiinta ciyaara kubada cagta.
Cristiano Ronaldo ayaa soo galay booska labaad isagoo noqday laacib ka labaad ee qaata mushaarka ugu badan citaaeroyda kubada cagta, Lionel Messi ayaa ku jira booska shanaad isagoo ah laacib ka shanaad ee ugu mushaarka badan ciyaartoyda kubada cagta.
Hadaba Halkaan Hoose Ka Aqriso Liiska 9ka Ciyaaryahan Ee Ugu Mushaarka Badan Adduunka lacagtuna Waa Euro:
1- Zlatan Ibrahimovic (PSG) 14.67m
2- Cristiano Ronaldo (Real Madrid)  14.40m
3-Radamel Falcao (Monaco) 14.15m
4-Thiago Silva (PSG) 12.15m
5- Lionel Messi ( Barcelona ) 10.70m
6-Gareth Bale (Real Madrid) 9.46m
7- Xavi Hernandez ( Barcelona) 8.07m
8-Andares Iniesta ( Barcelona0) 8.07m
9-Neymar ( Barcelona) 7.06m

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada