Bal Daawo yaabkaan:- Hooyo Xaasidad ah oo Saqiir ay dhashay lacag aad u yar ku iibisay , intaas ka dib maxaa qabsaday

Bal Daawo yaabkaan:- Hooyo Xaasidad ah oo Saqiir ay dhashay lacag aad u yar ku iibisay , intaas ka dib maxaa qabsaday

daajis.com:-Haweeneey 18 jir ah una dhalatay dalka Chile ayaa waxaa la soo taagay Maxkamad ku taal dalkaas ka dib markii Saqiir yar oo ay dhashay ka naadisay ama ka iibisay aalada Internetka taas oo dad aysan aqoon cunigeedii yaraa ka iibisay . 


Kiiskaan oo noqday kan ugu hadal heeynta badan Caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in haweeneydaan uu iminka dhib weyn heesto maadaama Saqiir dhalan mudo dhoor maalmood ah ay ka iibisay dad aysan aqoon balse caruur raadis ahaa.

Hooyadaan oo lagu sheegay mid xaasidad ah cunigeeda yar waxeey ku iibisay ama siisatay lacag lagu sheegay kaliyah 82 Euro waxaana taas ka sii darneeyd haweeneeydaan oo xitaa beeca cunigeeda ku soo bandhigtay aalada Facebooka inkastoo hada Booliiska dalka Chile ay soo qabteen gabadhaan qudheeda , walaasheed iyo hooyadeed . 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada