BabyFace iyo Toni Braxton oo is mehersaday.

BabyFace iyo Toni Braxton oo is mehersaday.

daajis.com:-Labada Heesaa u dhashay Mareykanka kuna caan baxay heesaha nooca R&B loo yaqaano ee kala ah BabyFace Kenneth iyo Toni Braxtonayaa shaaciyay in ay si rasmi ah isku mehersadeen oo ay faraantiga isku galiyeen ayagoo isku xushay inay noqdaan laba wada noolaado oo guur u gogoldhiga.


Labadaan heesaa ayaa waxey wada socdeen muddo iyadoo ay kala hereen muddo dheer ka hor balse nasiib wanaag dib ayay iskugu soo noqdeen. 

Waxaa ay labadan heesaa ee is calmaday ay soo saareen album heesa ah oo ay isla qaadayeen intii aysan guurkooda ama meherkooda ku dhawaaqin kaasoo la yiraahdo Love, Marriage and Divorce.

Hadaba Lamaanahan ayaa ku caan baxay heesaha daggan ee jaceylka ah ee R&B noocuudu yahay waxaana hore u jiray shaki ah in ay isku dambeyn doonaan maadaama ay aad iskuugu dhawaayeen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada