DAAWO: Maxaa shacabka Muqdusho ka yaabiyay oo ka cusub Magaalada?

DAAWO: Maxaa shacabka Muqdusho ka yaabiyay oo ka cusub Magaalada?

daajis.com:-Shacabka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo maalin walba la kulmaya Horumar ku cusub magaalada oo aad ugu soo badanaya Sanadihii dambe ayaa waxaa ka mid ah kuwo aad looga helay oo Shacabka ay hadal hayaan.

Muqdisho isma lihid maanta waa magaalo sidaan ah oo ay ka jiraan Horumarka nuucaan ah balse waxaad isla markaa kugu soo dhacaya in Muqdisho ay soo ceshaneyso Magacaadii iyo waagii bariisamaadka taas oo u sabab ah amaanka ka jira Magaalada ee nala daawo Muuqaalkaan & ka yaabiyay Shacabka Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada