Md. Xasan oo Turkiga Xaalad Caafimaad u Tagey

Md. Xasan oo Turkiga Xaalad Caafimaad u Tagey

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta baadhitaan caafimaad loogu qaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya.
 
Af-hayeenka Madaxtooyada ahna la-taliyaha madaxweynaha Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan "Yariisow" ayaa u sheegya VOA in walaac uusan ka jirin xaaladda caafimaad ee madaxweynaha, balse uu u tagay uun taxaddar.
 
Waraysiga hoos ka dhagayso.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada