Daawo muqaalka: Fanaanka sadaq Seyga oo keenay muqaal aad u qurux badan "Hees jaceyl ah"

Daawo muqaalka: Fanaanka sadaq Seyga oo keenay muqaal aad u qurux badan "Hees jaceyl ah"

daajis.com:-Fanaanka Codka macaan ee laga daba dhacay sanadahan danbe oo la holin wayay waa Fanaankee saadaq Seyga oo mar waliba keena muqaalo cusub ayaa waaxa uu noqday Fanaanka sanadka  ee 2014ka. Saadaq waa fanaan Soomaaliyeed waxaana uu qaada heeso jacayl ah iyo wadani ah, Bulshada Soomaaliyeed ayaa ad u jecel heesaha uu qado Fanaanka codka macaan ee Saadaq Seyga Nala daawo muqaaladii ugu danbeyay  uu keenay Fanaanka Live..

Riix Halkaan Ee Daawo muqaalka




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada