Daawo:- Universal Tv oo Axmed Madoobe iyo Siilaanyo ku Badalay “Habar Jeclo Ayaa Habiinkii talisa iyo arimo kale oo Xasaasi ah daawo

Daawo:- Universal Tv oo Axmed Madoobe iyo Siilaanyo ku Badalay “Habar Jeclo Ayaa Habiinkii talisa iyo arimo kale oo Xasaasi ah daawo

daajis.com:-Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo Kabaxa Tvga Universa, Islamarkaana Ay Sidoo kale Ku Jiraan Qodobo Muhiim Ah.
Waxaa Barnaamijka Lagu Soo Bandhigay Arimo Naxdin Badan oo Ka Jira Gudaha Magaalada Muqdisho, Kuwaasi oo Qofka Muwaadinka Ah uu Dareemi karo.
Sidoo kale Waxaa Barnaamijkaan Oo Doorkii Hore Lagu Fadeexeeyay Axmed Madoobe, Haatan Lagu Waraystay  Axmed Siilaanyo oo Calankiisa Loo Dhiibay Qof laga Dhigayo Kaasi Oo Niiko iyo Su’aalaba Laysugu Daray.

riix halkan ee ka daawo muqalka




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada